Reer Ugaas

reer ugaas waa qayb ka mid beesha mor case- disheeshe waan waxayna degaan magaalooyin badan oo ay ka mid thaay magaala madaxda g/bari boosaaso iyo tisjiic xida waaciya iyo jurile reer ugaas waa reerka uu ka dhashay ugaaska besha dishiishe ugaas xasan ugaas yaasiin ugaas c/raxmaan sido kale waxaa ka dhashay abwaankii caanka ahaa ee cali guri kaas oo ahaa gabyaa caan ah ka na tegay taariikh ma guuraan ah umada soomaaliyeed dhexdeeda. sidoo kale waxa ay in badan isu gabyi jiraan seyid maxamed cabdule xasan oouu siyiku ugudanbeytii gabayga uga hayr reer ugaas waxay ukal baxaan:-

bah abdirixiin 

bah dhulbahante bah gumasoor